Ciidamada Khaatumo Oo Lawareegay Degmada Buura-Wadal Iyo Inta Udhaxay Tukaraq
Wararka Naga soo gaadhaya Degmada Buura-wadal Oo katirsan Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta ay kula wareegeen Dagaal Aan dhiig kudadan Ciidamada Maamulka Khaatumo State Of Somalia Ee Kusugan Jiidaha Nugaasha ay Isku Horfadhiyaan Cadawga.
Deegaanada Ay maanta Ciidamada Khaatumo la wareegeen ayaa waxaa hore ugu sugnaa Ciidamo katirsan Maamulka Puntland.
Wararka ayaa Waxa ay intaas ku darayaan Ciidamada Khaatumo ay Sidoo kale ay lawareegeen Deegaano Badan Oo Udhaxeeye Degmada Tukaraq Iyo Buurawadal.
sidoo Kale Wararka Laga Helayo Magalada Garowe ayaa Sheegaya in Ciidamada maamulka Puntland ay Dhaqdhaqaaq Ciidan ay kawadan Magalada Garowe Ee Xarunta Mamulkaas.
Wixii Warar Ah Ee Kasoo Baxa Lasoco
Afbakaylenews@gmail.com
MAANSH ALAAH WAA GUUL U SOO HOYTEY REER KHAATUMO
CIIDANKA KHAATUMO GUULEYSTA GUULEYTA ABIDKIIN ULULULULUL WAA GUUL WAAN KU FARXEY , ILAAHOW GUULE CIIDANKA KHAATUMO UNA FUDUDEE SIDEY KU SOO CELIN LAHAAYEN DEGAANKA KHAATUMO
IYO SHARAFTII DHULBAHTE LAHAAN JIREY OO LOOGA BAXI LAHAA GUNIMADA AAN KU JIRNO ,VIV KHAATUMO STATE OF SOMALIA