afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:10 pm | Posted by

Daawo Sawirada:Qoomiyada Banaadiga Oo Ciyaaro layaableh Kusoo Bandhigay Moqdish(Sawirro)

Waxaa Maanta Ciyaaro Hido iyo dhaqan Xiiso Badan Magaalada Muqdisho kusoo bandhigay Qoomiyada Reer Xamar kuwaa oo si weyn loogu arkayay Degmooyin katirsan Magaalada Muqdisho.

Dadkan Reer Xamarka ah oo u badnaa dhalinyaro ayaa lagu arkayay iyaga oo ulal waa weyn iyo Budad wata oo dhax socda Degmada Xamar Weyne ee Gobolkka Banaadir iyagoona halkaasi kusoo bandhigayayciyaario ay hido iyo dhaqan u leeyihiin Dadka Reer Xamarka ah.

Waxaa sidoo kale ay Maanta Reer Xamarka sameeyeen Bad gal oo caadou ah sanad walbana kusoo bandhigaan Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka ay ku badanyihiin sida Xamar Weyne.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Muqdisho Somalia
Afbakaylenews@gmail.com











Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM