Muxaadaro: “Axkaamta Soonka”- Shiikh C/naasir Xaaji Axmed(Daawo+Video)
Muxaadaradan wuxuu shiikh C/naasir kaga hadlayaa Soonka iyo Axkaamtiisa, waxayaabaha looga baahananyahay ruuxa muslimka ah ee Sooman.
Waxyaabaha soonka buriya iyo haddii daawooyinka la qaadan karo marka ruuxu soomanyahay haduu xanuunsado.
Muxaadiradan oo lagasoo duubay Masjid Jaamaca Laascaanood oo ay saddex casho ay ka socotay Dadwaynyhuna ka faaiidaysteen. hoos ka daawo qayb kamid ah..
Halkan Kadaawo Muxaadirada Oo Video Ah
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com