afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:14 pm | Posted by

Ardayda Khaatumo ee Kusugan dalka Turkiga, Heerka Ay Kagaadheen Waxbarashada & Dadaalkooda Soo Ifbaxay (Warbixin+ Sawiro)

Ardayda soomaal?yed ee ku sugan dalka turk?ga ee kasoo jeeda (khaatumo state of somalia ) ayaa  wax ay gaadhaysaa t?radoodu 50 arday oo dh?gta jaamacada ondokuz may?s ünüvers?ty (omü) kuna nool gobalka samsun ee dalka Turkiga.

Ardaydan aya waxaa ay dalka turk?ga Soo  gaadheen  taariikhdu markay ahayd2/2/2012 kad?b mark?? ay heleen deeq waxbarasho(scholarship) oo ay bixiyeen Walaaha Turkigu.

Ardaydan Ayaa waxaa waxbarashada loo b?laamay markay taariikhdu ahayd 9/2/2012ardaydan ayaa Dafcad?? hore loo b?laabay barashada afka  Turk?ga s? ay ula qabsadaan waxbarashada Jaamacada.

Waxaana Ardaydan Siwayn  loogu soo dhaweeyey mark?? ay tageen (omü) halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen ma suul?y??nta jaamcada oo ay ugu horeeyan Rektorka Un?vers?tyga Prof.Dr (husey?n akan ), ku x?geenka jaamcada Prof.Dr (hakan leblibico?lu) cam??dka kul?yada (dekanka) prof.dr (yavuz ünal)

intaas kadiba  ayaa waxaa ay b?laabeen barashada afka turk?ga halkaas o ay ku branayeen 5 b?lood ardaydan ayaa waxaa ay dhameeyen türk dili (turk?sh language )  Waxayna Markii ay dhameeyen ay galeen en son s?nav (the most recent exam )ka d?b ayaa waxaa loo ardayda  loo yeedh?yay ?mt?xaankood?? shahaadooy?na lagudoons??yey ardaydaas taar??khdu markay ahayd 1/7/2012 .

Xafladaas lagu gudoons??nayay shahaadooy?nka waxaa kasoo qayb galay Dhamaan Qaybaha kala duwan ee  bulshada kuwaas oo ay ugu horeeyaan Rektorka jaamcada dekanka kul?yada ?yo xubno kale oo badan xafladaas ayaa waxa kale oo lagu soo bandh?gay dhamaan darajada ?yo buundooy?nka ardaydan oo loo eegayo dhaman ardayda kale ee somal?da ah q??maha ay kaga j?ran.

Waxaa uuna cadeeyay gudoom?yaha Jaamacadu ?n ay ardaydan y?h??n birinci (kal?nta kobad) ?n ay u y?h??n ardayda soomal?yeed ee wax ka barata dalka türk?ga meel kasta oo ay joogaan halkaas oo uu uga mahad naqay rektorku macal?m?nt?? ardaydan wax soo bartay oo uu kow ka yahay Prof .doç. dr. (serkan ?an) macal?m??ntan ayaa waxaa ay gaadhaysaa ?laa 7  Macalin, ?yo ardayd?? dadaalkan keensatay ?yo ardaydan w?x?? wax ka gaysatay wax barashadooda s?da dekanka ?yo dhanka facult?ga.
Ugu danbeynt?? ayaa halkaas waxaa uu ku sheegay : ?n ardaydu ay helayaan fasax balaadhan oo ay ku tagayaan dalkood?? hooyo  ee (Soomal?a) ?yo ?n ay s??laban laabaan dadaalkoodaa ay maanta soo bandh?geen.

Dhanka kale ardayda ayaa waxaa ay soo bandh?geen khudbado ?yo r?wayado ay ku soo bandh?gayaan w?x?? ay barteen ay ku soo jeed?nayaan Luuqada Turk?ga.

Ardaydan ayaa lafilyaa In qaar kam?da  ay soo Aadayaan dalkooda Hooyo ee soomal?ya waxayna gaadhaysaan Ilaa 30 arday, Halka  dh?naca kalena ardayda Qaar Ay  Booqasho ahaan ugu baxayaan gobalka kastamanun ee ?sla dalkaas?  Tukiga.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/kenya

Afbakaylenews@gmail.com

 

Hoos Kadaawo Sawirada


 


Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM