afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:30 pm | Posted by

Daawo Video +Sawiro :Kormeerkii Maanta ee Madaxda Khaatumo.

Wafti Balaadhan oo Iskugu Jrta Golaha Madaxtooyadda Khaatumo iyo Golaha Wasiiradda Khaatumo waxa ayna Kormeero Kala Duwan kusoo mareen deegaano hoos taga gobolka Sool oo ay kamid yihiin God qaboobe Faliidhyaale iyo Deegano Hoos taga waxaana waftidani u kuur gelayeen xaalada Nololeed ee deegaankaasi sidoo kale waxa ay waftidani kormeero kusoo mareen Xeryaha Ciidanka ee Maamulka Khaatumo.

Madaxdan waxaa Hogaaminayey Madaxwayanayaasha Maamulka Khaatumo oo ay kamid ahaayeen Axmed Cilmi Cismaan iyo Maxamed Yuusuf Jaamac waxaana Wehelinayey Koox wasiiro iyo W/ku xigeeno iskugu jira.

Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi
Boocame Gobolka Sool
Khaatumo State Of Somalia.

Halkan Kadaawo Sawiro iyo Video-ba

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM