Daawo+Video:Maraykii Laascaanood Oo Kahadlayaya Sababaha Uu isu Casilay(Video)
Maayarka degmada Laascaanood ugu magwacnaa Maamulka Siilaanyo SNM ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkii iskaga cararay, kadib markii uu shir-jaraa`id ku qabtay xarunta dawladda hoose ee degmada Laascaanood xarunta gobolka Sool.
Gudoomiyaha degmada Keyse Maxamed Xaaji Xusseen ayaa iscasilaadiisa ku macneeyey caqabado kaga yimi maamulka gobolka mudooyinkii la soo dhaafay taas oo uu ku tilmaamay inay tahay mid aanu ka wadan karin hawlihii degmo.
Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka degmada Laascaanood ayaa isagu sheegay isla shirkaasi jaraa`id in uu ka war sugayo maamulaka SNM Siilaanyo, ninka u qaabilsan SNM-ta arimaha gudaha balse uu sii wadi doono shaqadiisa.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
Halkan Kadaawo Video-ga
nacalaa horgalkad tahay ku yaal awalba adiga iyo asalkaaguba iyo ehelkaaguba waxaad ahaydeen kaba leefyo ayaad ahaydeen sayidkiina jaraariin ayaad u ahaydeen markaa adiga iyo adeeradaaba horaad kaba qaadyo u ahaydeen markaa nacdali kugu dhacday adiyo ehelkaagaba tuu caleyk
iminkoon bastay ahay baroor miyaa wax iiqaban , hashii geeleeda seegtaa geel kale u ololashaa afartaba dab laga saar waa abaaha seegtaa , rida idaha raacdaay reerku ban? buu dagayaa , talo walaal diide turun turo ma waayo , kula taliyay oo diidaye kaa tagaye taagnoow , maalintaad tamar hayay talaanan hayn maantoon talo hayana tamar baanan hayn , intaas oo kalmadood iyo ka badan ayaa kaysa haysata ha kaa saarto boow e allatahay allaylehe baga