afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:17 pm | Posted by

Madax wayne Indho Sheel oo Si Rasmi ah u Daah furay Xafiiska Ururka Khatumo Daryel Dalka iyo Dadka Laantiisa Boocame(SAWIRRO)

Ururka wadanigee Khaatumo Daryeel Dalka iyo  dadka ayaa Si rasmi ah Xafiiskii 1aad ka furtay degmada Boocame ee Gobolka Sool,Munaasbada Furitaanka Xafiiskan waxaa lagu Casuumay Xubno kamid ah madaxda ugu saraysa Maamulka Khaatumo State of Somalia.waxaana si rasmia ah xafiiskan xadhiga uga jaray madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO-SHEEL,waxaana munaasabadan qudbado kala duwan oo lagaga hadlayo waxqabadka ururka iyo Horumarinta deganka Madasha Daahfurka Xafiiskan KH D D D Ka Jeediyey Xubanaha Ururkaasi ee degmada Boocame.

Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO SHEEL  Madaxwaynaha Khaatumo ayaa isna geestiisa ku baraarujiyey Dhalintan in ayka shaqeeyaan Horumarka Deegaank,waxa uuna madaxwaynuhu xusay in Udub Dhexaadka Khaatumo uu Yahay Wax uu ugu Yeedhay Guuto Koowaad oo Khaatumo u aqoonsatay Dumarka Caruurta iyo Dhalinyaradda.

 

Daawo Sawirro
Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi
Boocame Gobolka Sool
Khaatumo State Of somalia.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM