Madaxwaynayaasha Khaatumo oo Kormeer ku Maray Deeganada Buura-Wadal God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Xeryaha Ciidanka ee Aaga Sool.
Golaha Madaxtooyada Ee Maamulka khaatumo ayaa Kormeer ku kalabixiyay Deeganadii ay Shalay Ciidamada maamulka khaatumo kala Wareegeen gacanku haynta Ciidamada Punltaland oo iyagau hore halkaa ugu sugnaa.
Deeganadaas ay mmadaxda maamulka khaatumo ay kormeerka iyo indha indhayn kumareen Waxaa kamid ahaa Deegmada Buura-wadal, God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Xeryaha Ciidanka ee Aaga Sool, kuawsoo u kuurgalayaya Xalada Ciidamada maamulka khaatumo ee Kusugan Jiidaha Nugaasha.
Madaxda Kormeerkan kumarayay Deeganadaas Ayaa Waxaa Hor kacayay Maxdax Wayne Axmed karaash,Waxana Ku waheniyay Qaarkamid Kolaha Madaxtooyada maamulka Khaaatumo iyo Waliba Golaha wasiiradaa, Taliyayaaha Ciidamada Khaatumo oo ay kamida hayeen madaxwayne Indho-Sheel iyo raxan Wasiira ah.
Kormeerkan ayaa Imanaya Xili Maalinamii shalay Ay ciidamada maamulka khaatumo ay isku kala bixiyeen Deeganada Buura-wadal, God-Qaboobe,Faliidhyaale iyo Deegaano kale ba.
dhinaca kale Wararka Naga soogaadhay Maahgalada Tukaraq Ee gobolka sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii maamulka Puntland Ee Halkaa Kusugnaa ay lasoo daristay Cabsi iyo walwal
Wixii Kormeerkaas Kusaabsan Oo Ah Sawiro iyo Video Kafilo Afbakayle.com Insha allah.
Xafiiska Shabakada Wararka Afbakayle.com
Boocame/Gobolka Sool
Afbakaylenews@gmail.com
waa war lagu farco oo ah horumar ay doonayaan mu jaahidiinta khaatumo inay kusoo celiyaan dhulka hooyo Wararkaas ayaa anag namaraya
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Sxb Faarax waa runtaa tani waxay qayb katahay soocelinta dhulka hooye ee cawdogu fadhiyo hadan fulayiintii waa yaaceen ayaan maqlayaa
Mansha allah guul ayaan idin rajaynayaa