afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:39 am | Posted by

DUFCADII 4″AAD OO KAQALIN JABISAY MACHADKA ALLFURQAAN OO KA DHACADAY MAGAALADA LAASCAANOO{Video+Sawiro}

 

Ardadda qalinjabisay Oo Tiradoodu Dhamayd 158‘arday Oo Dhiganayay  Mudo Sadex sano ah ayaa waxaa halkaas lagugudoon siiyay shahaadooyin iyo abaalmarino Kaladuwan waxaana ardaddna lagadheehanyay wajigooda Farxad aad usaraysa.

Xafladan ayaa sidiikale waxaa ka soo qaybagalay Culimo’waalidiin qaarkamiada qurbo joogta G\sool iyo dadwayne aadutiri badan dhamanaan dadkii ka soo qaybagaly waxa ay aad ugufarxeen ardaddan dhalintayar ee labaray shareecada Islaamka ee macadku baray shareecada waxa ayna tilmaameen in ay soo dhawaynayaan machadka iyo Guud ahaan Culimada Dadaalka ugujirta sidii Dadka loobarilahaa shareecada islaamka.ee saxda ah.
Uguhorayn waxaa halkaas kahadlay maamulaha macahadka allfurqaan Sh.yuusuf Haybe waxa uuna maamuluhu sheegay machadku inuu utaagan yahay inuu soosaaro ardodhisan oo kadhisan dhanakasata waxa aan marakasata hiigsanaa sidii aan uhorumarin lahayn machadka allfurqaan.waxaa sidookale halkaas kahadlay ustaad c\rishiid oo kamida barayaasha machadka allfurqaan.
Culimada ka soo qaybgashay waxaa kamid ahaa sh.c\naasir X.axmed Xafiduhulaah.waxa halkaas Lagasheegay sheekha iyo aasaaskii macadka Iyadoo sh,c\naasir halkaas loogamahadceliyay kaalinka uu shiikhu kuleeyahay barashada Diinta islaamka.ee Guud ahaan goboladan.
Sha.Cali Macalin ayaa isna halkaas kahadlay Oo sheegay inmaanta ay fursad haystaan ardaddan qalin jabisay inaan barigii hore jirin inqofku intuu halkaas istaago uu ku qudbeeyo carabi markaa waxa aan idin leeyahay waa fursad qaaliya kafaa iidaysta.waxaa halkaas kahadlay Culimo farabadan oo ay kamidka ahaayeen.
 Sh.c\naasir faraaid.sh.Axmed maxamed Sulaymaan.sh.Xasan Caraboo kamidaculimada G\sanaag oo halkaas kasheegay qiimaha uu dheeryahay Gsanaag Gobolada kale ee deegaanadan waxa uuna sheegay in sanaag aytahay meel ku fiican nolosha iyo qaybeheeda kaladuwan markaa waxaan idinleeyahay balsoo booda G\sanaag,
Midkamida shaqaalaha shirkada Telesom,c\raxmaan Sayn  iyadoo shirkadu kaalin mugleh kaqaadata qaybaha kaladuwan ee waxbarashada deegaanka waxa ayna halkaas ku xidhay qalab maqal iyo muuqaala oo lagadaa wanayay guud ahaan qaybaha machadka ee ay ku sugnaayeen haweenku,
Waxaa isna halkaas kahadlay .Mubaarag Xasan Aar Oo kamiada ganacsatada deegaanka.ah na mulkiilayaasha shirkada Lesco ee korontada G\sool oo kaalin muhiima kaqaadata sidii goobaha cibaadadda ugu deeqaab laydh bilaasha iyo guud ahaan masaajidada kuyaal G\sool ay siiyaan laydhka waxa uuna sheegay inuu wax kaqaban doonaan horumarinta waxbarashada deegaanka.
C\KARIIM OLOL
LAASCAANOOD

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM