afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:45 pm | Posted by

Ergada Maamulka khaatumo uga Qayb galaysa Ansixinta Dastuurka Somaiya Oo Maanta Looqaybiyay Kaadhkii Aqoonsiga Shirka

Wararka naga soo gadhaya magalada muqdisho ayaa ku waramay in kaararka aqoonsiga ee ay kaga qeyb gali lahayeen Ergada ansaxinta tastuurka maanta looqeybiyey Ergada ka socoya khaatumo.

Sida ay warbaahinta Afbakayle u xaqiijiyeen Masuuliyiin ku dhowdhow Odayaasha dhaqankKhaatumo Ee ku sugan magaalada Moqdisho ayaa Sheegay In maanta looqaybiyay Kaadhadhkii Ay kaga qayb gali lahayeen Shirka Asixinta Dastuurka Soomalia Ee ka furmidoona

Magaalada Moqdishe Ee caasimada dalka ayaa mudooyinkan ba soconayay Shirar ay ku yeelenayeen Odayaasha dhaqanka Ee somaiya,kuwaasoo Ku mashquul sanaa Sooxulida Ergada Ansixinaysa Dastuurka.

Iyadoona dhanka kale ay ergada khaatumo state of soomaaliya manta sirasmi ah uqaten kararka Aqoonsiga Ee ay kaga qayb gali lahaayeen Shirka Asixinta dastuurka soomalia.

Ergadani ayaa waxay ka mid noqon donan Ergada An sixindoonta Dastuurka soomaaliya oo dhawaan loo balan san yahay inay soo dhamays tiraan odayaasha dhaqanka ergada ansaxinta dastuurka..

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqdisho/Somalia
Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Ergada Maamulka khaatumo uga Qayb galaysa Ansixinta Dastuurka Somaiya Oo Maanta Looqaybiyay Kaadhkii Aqoonsiga Shirka”

  1. ubax
    July 21, 2012 - 7:58 pm

    maansh alaah waa guul nolada ergada dhaqanka khaatumo guuleysta abidkiin

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM