afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:25 pm | Posted by

Fanaanada Saado Cali Warsame oo laga soo saaray Isbitaalka Garowe(Dhagayso)

Fanaanada Saado Cali Warsame ayaa goor dhow laga soo saaray Isbitaalka guud ee Magaalada Garowe, kadib markii shalay ay ku dhaawacantay Shil gaari ka dhacay duleedka magaalada, iyadoo la geeyay hoyga Wasiirada Haweenke iyo Qoyska ka degan tahay magaalada Garowe.

Dhaqaatiirta Caafimaadka ayaa sheegay in xaalada Saado Cali Warsame ay wanaagsan tahay, isla markaana laga daweeyo nabarada ka soo gaaray shilka, inkastoo ay u baahan tahay inay bogsooto iyo nasasho sida dhaqaatiirta ay sheegeen.

Fanaanada ayaa ka dhaawacantay surka iyo garabka, halkaasoo xalay oo idil dhaqaatiirta ay daweyn ula tacaalayeen, inkastoo aan la soo sheegin wax jabniin ah

Halkan kadhagayso Waraysi Ay BBC Ka Qaaday

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Garowe/Nugaal

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM