afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:42 am | Posted by

Ogeysiis Ogeysiis Muhim ah Shabakada Marqaannews.com oo Hawada soo Gashay Udir Tahniyada,tacsi Ama fikradada

dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh,ee shabakada Soomaaliga Ku Xidhan waxan Idin Ogeysinaynaa inay Hawada soo gashay Shabakada Warbaahinta Marqaannews oo ah shabakad madax banan isla markaasina aad kala socon doontaan warar,arimaha bulshada,tacsida.tahniyadaha iyo dhamaan wararka caalamka.

Shabakada marqaannews.com waxay soo dhaweynaysaa waraqaha kaga imaada akhristayasha sida tahniyadaha,fikradaha iyo wixii aad doonayso inaad usoo bandhigto ddaweynaha soomaaliyeed.

Hadaba shabakada wararka marqaannews.com oo ah shabakad madax banan ayaa waxay idin leedahay akhriste soo gudbi fakarkaga oo aad ku soo bandhigayso anaga oo Idinka balan Qadayna inaysan noqon doonin Mid qofkasta waxa uu noosoo diro aan soo dabaci doono.

shabakada marqaannews waxad kala xidihidhi kartaa ciwaanadani hoose

Info@marqaannews.com
marqaannews@gmail.com
Ama Maamulka Guud

Nairobi Email:saxafi12@gmail.com Ama  codka@gmail.com

  muqdisho  email:Xaashi2008@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Ogeysiis Ogeysiis Muhim ah Shabakada Marqaannews.com oo Hawada soo Gashay Udir Tahniyada,tacsi Ama fikradada”

  1. ubax
    July 21, 2012 - 1:44 pm

    hadii ay khaatumo iyo wada jirka dhulbhnte duulineyso waa soo dhoweyneynaa
    laakin hadii ay wax kale wadto dooni meyno kkkkkkkkk

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM