afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:27 pm | Posted by

SUXUFIYIINTA G\SOOL OO TACSI UDIRAYA WARIYE YAASHII GEER YOODAY

Waxa aan Leenahay Ruuxkastaa uu dhimanayaa waxa aan tacsi halkan o Gadiraynaa wariye yaashii Ku Geeryooday shilkii gaadhi ee kadhacay aaga Garoowe,

waxa aanleenahay Eheladii qaraabadii iyo saaxiibadii ay katageen wariye Jaamac Maxamuud Nuur Jeele iyo Wariye Maxamed Cali Cilmi Samir iyo iimaan ka siiyo amiin aamiin aamiin

Waxaan Halkan Tacsi Ogadiraynaa anagoo kala ah

Faysal Jaamac Aadan
C\kariim c\laahi Bile {C\OLOL}
Maxamed Shaqale Cashuur
Yuus c\ Dheere
c\raxmaan cali Ducaale
Axmed Cali faarax
C\rishiid caydiid
Axmed faarx ilyaas
c\qani Ismaaciil Goox
c\qani xasan gadari
Maxamuud saleebaan Iidle
Farduus maxamuud iimaan
maxamed c\daahir axmed
faysal axmed Kaarshe
Maxamuud Salaad
c\raxmaan wadani
Xasan ibraahim

waxaan leenahay illaah qabriga haunuuriyo saxafiyiintaas aamiin aamiin
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin

AFbakayle Online

XAFIISKA WARARKA LAASCAANOOD’

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM