afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:39 am | Posted by

Dagaal kaqarxay Tre Piano & Rag maxkamad Loowaday Oo Lafurtay.

Waxaa goor dhawayd dagaal kooban ku dhexmaray Ciidamo kawada tirsan dawlada KMG Somalia wuxuu ka dhacay wada laamiga ah ee Magaalada Muqdisho oo Ay shacabwayne badan & Gaadiidkuba marayeen.

Dagaalkan ayaa Waxaa uuyimid Kadib markii ay ciidamo Ku hubaysan Gaadhi dagaal kana tirsan dawlada ay furteen Rag loo waday maxkamad ayna wadeen ciidamo katirsan dawlada.

Qasaaraha dagaalkan ayaan wali laxaqijiin hasa ahaatee waxaa waxyeelo kasoo gaadhay labadii ciidan ee dirirtu dhexmartay iyo sidooo kale shacab wayne ay rasaastu suuqa ku haleeshay.

Waxaa hada degan Suuqa Tre Piano oo dagaalkani kudhexmaray ciidamada weerarka soo qaaday iyo ciidanka kale ee maxaabiista uwaday maxkamada.

Waxaa ciidankii weerarkan soo qaaday oo  usoo ra gashay inay furtaan ragii maxkmada loowaday, waxayna kuqaateen gaadhi nooca dagaalka ah oo ay wateen.

dagaalkan noocana ayaan aad uga dhicin magaalada muqdisho hasa ahaatee waxaa dadka udhuun daloola ay sheegayaan in ciidanka ay ragaasi ufurteen hab qabiil.

Maadaa soomaalidu aad moodo inaany ubislaan nidaamaka dowlad nimada markasata waxaa dhaga haaga ku soodhacaya ciidan beeleed inkasata oo ciidamada ay hatan marayaan marxalad fiican  waxa ay dadwayanaha reer muqdisho walaac kamuujinayaan dhaca baahsan oo ciidamo wata gaadiidka Dagaalka ay habeenkii weerarayaan goobaha dawyanaha.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM