afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:18 am | Posted by

Taliska Ciidamada Xooga dalka oo sheegay inay tallaabo ka Qaadayaan Ciidamada shacabka Dhaca ugaysanaya Xilayada Habeenkii ah

Abaanduulaha Ciidamada xooga dalka Jen. C/kariin Dhega-badan ayaa sheegay in ciidamada ku labisan dareyska dowladda ay gacan bir ah ku qaban doonaan, isagoo xusay inay haatan hayaan ciidamo badan oo lagu soo qabtay iyagoo shacab dhibaateynaya.

“Kuwo ciidamo ah oo tuutaha gishtay ayaa hada heynaa, askari ha ahaado ama yuusan ahaan, anaga tallaabo cad ayaa naga qorsheysan, kuwa aan heyno sharciga ayaan horkeeneynaa”ayuu yiri Jen. Dhega-badan.

Jen. Dhega-badan ayaa xusay in ciidamada shacabka dhibaateynaya ee xiran dharka milateriga ay yihiin nabad diid, ka dhex abuurmay sida uu yiri.
“Waa kooxaha jid iyo jaha diidka ah oo naga dhex abuurmay, waana iska qabaneynaa”ayuu yiri Jen. Dhega-badan.

Habeen hore ayay aheyd markii Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ay dhac ka geysteen Xaafada Suuqa xoolaha ee degmada Huriwaa, iyagoo boob u geystay dukaamo badan inakasata oo aanay hanjabaadani ahayn tii ugu horaysay ee ay soosaaraan tasliska Ciidamada ayaan lagaran doonin waxa ay kabadali doonto dahaca Daran ee loogaysanayo shacabaka dagaaladau daashadeen.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM