Daawo Full Video Dawro Cilmiyeed Diini ah oo lagu soo gabo gabeeyey Misaajidka Saalux Diin oo ay Dhiseen Qoyska ilma Cali Raabi.
Dowro Cilmiyeed ka socotay Misaajidka Saalaxu Diin oo Kuyaala Bartamaha Magaalada Buuhoodle Misaajidkaasi oo ay Dhiseen Qoyska ilama Cali Raabi ayaa la soo gabo gabeeyey
Waxana Xaflad Balaadhan oo lagu Qabtay Isla Xarunta Misaajidkaasi ka soo Qayb galay Bulshada Buuhoodle Qaybaheeda kala Duwan, oo ay ugu horeeyaan Culumada Diinta Buuhoodle Waalidiin, ganacsato iyo Ardaydii loo Qabtay Xaflada oo iyana Goob joog ahaa Hoos
ka Daawo Warbixinta oo dhamaystiran.