afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:01 pm | Posted by

Maradona oo Is bar Bar Dhig layaab leh u sameeyay Messi iyo Ronaldo sheegayna Cida ku guuleesanaysa Ballon D’or

Ciyaaryahankii Mucjisaha ahaa ee Reer Arjentina Maradona ayaa is bar bardhig ku sameeyay labada Ciyaaryahan ee haatan baratanka ugu jira ku guuleesashada Ciyaaryahanka Aduunyada ugu fiican waa Messi iyo Ronaldo oo u kala ciyaara Koocaha Barca iyo Real Madrid.

Maradona ayaa yiri ” Christiano Ronaldo weligiis ma gaari doono Ciyaaryahnanka Dunida ee Messi”

Maradona waxauu intaa ku daray in Goal dhaliyaha Real Madrid Christiano Ronaldo iyo Messi in labadooda ay ugu cad cadyihiin ku guuleesashada Ballon D’or ka dib xili ciyaareedyadii fiicnaa oo ay la qaateen kooxahooda.

Maradona ayaa rumeysan in Portuguesku aysan jirin sabab uu ugu soo dhawaado dhigiisa Arjentina Ronaldo weligiis ma gaari doono heerka Messi” ayuu intaa raaciyay Ciyaaryahnkii Mucjisaha ahaa ee Maradona.

Messi uma baahna shot ka xooga badan ee Ronaldo waxa uu leeyahay xirfad uu ku tago goosha isagoo kubada lugtiisa ku wata sidaa wuxuu u sheegay Maradona TVR.

Markii Ronaldo uu ku guuleystay Ballon D’or waxa uu Messi u sheegay inuusan Mar dambe Uusan geli doonin Labaad,Hada meesha ugu fiica oo uu heli karo waa billada qalinka ayuu yiri Ninka ku guuleystay koobkii aduunka ee 1986 dii.

Maradoona waxa uu intaa ku daray in ay layaab tahay in Messi oo dhaliyay 73 goals tartanada oo dhan 2011/12 lala tartansiiyo Christiano Ronaldo.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM