DAAWO VIDEO:Ciyaartooyda Brazil ee Olympic-kada oo qoob ka ciyaar sameynaya
Xidigaha wadanka Brazil ayaa bilaabay mid kamid ah astaamihii lagu yaqaanay markii ay qoob ka ciyaar ku dhigtaan gudaha Ingriiska
Xidigaha Sandro and Neymar ayaa hor kacayay bandhig yar oo qoob ka ciyaar ah ahaa oo ay dhigteen xulka Brazil ee ka qeyb galaya tartanka Olympic-kada
Ciyaartooyda qaar ayaa heesay qaarnaa waa ay ciyaareen hadaba hoos ka daawo baashaal xidigaha Brazil
Xafiiska ShabakadaAfbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com