Dhamaan saxafiyiinta ka hawl galla guud ahaan gobolka Sool waxay dhambaal hambalyo ah u dirayaan Axmed Saakin Faarax Ilyaas iyo Marwo Samiira Maxamed Xaashi oo meherkoodu ka dhacay magalada Laascaanood taariikhdu markay ahayd 22-7-2012 waxayna leeyihiin Guurkiina guur khayr gurigiina guri negi guulow ka yeel.
Weriyasha hambalyada diraya waxay kala yihiin:
Faysal Jaamac Aadan
Axmed Cali Faarax
C/kariim Olol
C/raxmaan Cali Ducaale
Maxamed Shaqalle
Cadnaan Saalax Maxamed
Maxamuud Saleban Iidle
C/rashiid Caydiid
Cali Yuusuf Axmed (Cali Hadhiye)
Maxamed Cismaan C/nuur
C/samed Keyse Maxamud
C/qani Ismacil Goox
C/qani Makhtal
Axmed Cabdilahi Binow
Saleeban Xaashi Dhere
Maxamed Cabdi Cisman (Guray)
Sido Kale waxaa hambalyo taas la mid ah diraya ehelada iyo qaraabada oo kala jooga dalka iyo dibada:
Dhamaan reer maxamed Xaashi oo kala jooga dalka iyo dibada
Hooyo Faadumo Faarax Warsame
Habaryar Aamina Faarax Warsame iyo caruurteeda
Habaryar Caasha Faarax Warsame iyo cauurteeda
Habaryar Khadiija Faarax Warsame iyo caruurteeda
Adeer Magan Xaaji Warsame
Adeer Saleeban Xaaji Warsame
Eedo Saynab Xaaji Warsame iyo caruurteeda
Daahir Faarax Ilyaas
Cisman Faarax Ilyaas
Cabdifatax Faarax Ilyaas
Yaasiin Faarax Ilyaas
Samsam Faarax Ilyaas
Maxamed Xasan Warsame
Maxamuud Xasan Warsame
Cabdirisaq Xasan Warsame
Rooda Saleban Warsame
Sidoo kale waxaa hambalyadas mid la mid ah diraya asxaabta kala ah:
Cali Faarax Xasan (Cali-leeb)
C/weli Jaamac Maxamed (Ajuuke)
Xasan Cawil Maxamed (Bariise)
C/qani Abyad
C/risaaq Xirsi Cilmi’
C/risaaq Maxamed Maxamud (Jiir)
Mukhtar Xasan Jaamac
Kamaal Cali Yuusuf iyo qaar kale oo badan oo aanan halkan magacyadooda ku soo koobi karin
Sidoo kale waxaa hambalyadaas oo kale diraya Dhamaanba hawl-wadeenada iyo maamulka TV-ga Royal guda iyo dibadba