afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:19 pm | Posted by moha

Wafti Ka Socota Qaramada Midoobay Oo Caabud Waaq Gaadhay (Sawiro)

Waxaa maanta kasoo dagay goronka diyaaradaha magalada cabudwaaq ee waqoyiga galgaduud wafdi balaaran oo kasocda UN-ka. Kuwaasoo uyimid sidii ay uindha indheen lahayeen halka ay marayso hawsha garonka.

Wafdigan kasocday hay’adaha UN-ka ee maanta sogaray garonka calamiga ah ee caabudwaaq ayaa waxay kulan laqaateen gudiga ariborka dhismihiisa ku jiraa.

Sikastaba ha’ahaatee waxaa wali soconaya dhismaha garonka oo markii hore aybilowday haya’da ICRC, oo kadibna shegtay inay dhamaatay qarishkii lagu talagalay ariborka caabudwaaq.

Maxamed Cali Bile

Xafiiska Wararka Ee Afbakayle Online

Daawo sawirada

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM