afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:46 am | Posted by

Wararkii Ugu Dambeeyay Ciyaaraha Caalamka gaar ahaan kuwii ugu Xiisaha Badnaaa uguna dambeeyay +Sawiro

Jovetic kama tegi doono Fiorentina waxaa yiri Teotino

Juventus ciyaariyahanka ay dooneyso Jovetic kama tagi doona Fiorentina sidaa waxaa yiri Geanfranco Teotino oo ah xubin sare oo ka tirsan Fiorentina

£23.4m ayuu ku dhawaaday in lagu gato Jovetic Teotino ayaa dib uga qaaday ciyaariyahanka suuqa

Waxa aan umalaynayaa in Stevan uu nala joogi doono Waxa uu nala dhisi doonaa kooxda waxaa u baahan Taageerayaasha ,Waxaa jirto kalsooni badan oo ah inaan rabno ciyaariyahanka
Inuu ka mid ahaado qorshaheena sanadka soo socda Waxaan rabnaa inaan usoo baxno Champions league soo socda Asiguna uu nagala qeyb qaato qorshahaas ”ayuu yiri yiri Teotino

Jovetic ayaa ku soo biiray Fiorentina 2008 asigoo kaga yimid Partizan
Wuxuu dhaliyay Serie A di la soo dhaafay 14 goals


Everton oo aqbashay in New York Red Bulls la wareegto Tim Cahill

Kooxda ciyaarta horiyaalka Major League Soccer ayaa xaqiijisay in ay la soo wareegeyso ciyaariyahanka Dalka Australia Kaasoo lala xariirinayay inuu u wareegayo Bariga Dhexe iyo China

32 jirkaan ay joogay Goodison Park tan iyo 2004 Laakiin waxa uu u wareegi doona horiyaalka. MLS kooxda ciyaarta asigoo la gaari raba Heshiis shaqsi ahaaneed caafimaad na maraya

Wareegistiisa weli waxbaa ka dhiman laakiin warar ayaa sheegaya £1m

Cahill ayaa u saftay Everton 278 waxa uuna U dhaliyay 68 Goals Dalka Australia waxa uu u ciyaaray 55 kulan waxa uuna u dhaliyay 24 goals.

Luka Modric oo dib ugu soo naqday Tababarka kooxda Tottenham Ka dib ganaaxii la dul dhigay ciyaariyahanka

Modric ayaa hada Tababarka la qaadanayay kooxda Spurs waxaa sidaa sheegtay kooxdiisa

Modric ayaa la ganaaxay £80,000 ka dib markii uu diiday inuu ka qeyb galo tababarka kooxda asigoo dalbanaya in loo dhameeyo heshiiska uu ugu wareegayo kooxda Real Madrid

Modric diidistiisa tababarka waxaa ka xanaaqay maamulka kooxda iyo macalinka kooxda Villas Boas Waxa uuna diiday xitaa inuu wax ka aado safarka kooxdu ku tageyso America

Laakiin war la soo dhigay Web ka Kooxda ayaa lagu sheegay in Modric uu dib ugu soo naqday tababarka shalayto oo isniin aheyd.

Acerbi Ac Milan Serie A way ku guuleysan kartaa Ibrahimovic iyo Thiago Silva La’aantood
Chievo

Ciyaaryahanka Acebi ayaa Ac Milan kaga yimid Chievo waana ciyaaryahan muhiim u ah kooxda .

Ac milan waxaa ka tagay laba ciyaariyahan oo waa weyn iyo weliba ciyaatoy qabiira ah sida Seedarof Gatuso iyo Alessandro Nesta

Ac Milan waa koox weyn waxaan umalaynaa weli waa qaadi karnaa horiyaalka

Ac Milan suuqa ayay ugu helista ciyaartoy badesha Thiago Silva iyo Ibrahimovic waxaa Barito Fasax ka soo naqanay ciyaartoy Sidaa wuxuu u sheegay Sky sport italia 23 jirkaan ayaa Chievo u saftay 17 kulan Serie A isagoo dhaliyay 1 goal.

Acerbi Ac Milan Serie A way ku guuleysan kartaa Ibrahimovic iyo Thiago Silva La’aantood
Acebi ayaa Ac Milan kaga yimid Chievo

Ac milan waxaa ka tagay laba ciyaariyahan oo waa weyn iyo weliba ciyaatoy qabiira ah sida Seedarof Gatuso iyo Alessandro Nesta

Ac Milan waa koox weyn waxaan umalaynaa weli waa qaadi karnaa horiyaalka

Ac Milan suuqa ayay ugu helista ciyaartoy badesha Thiago Silva iyo Ibrahimovic waxaa Barito Fasax ka soo naqanay ciyaartoy Sidaa wuxuu u sheegay Sky sport italia Acerbi.


Manchester City difaacshada Horiyaalka way ku adkaan doontaa
Digniin Daafaca Cheslsea ivanovic

Daafaca u dhashay dalka Serbia. Ayaa aaminsan in Machester United ay tahay dooqa ugu horeeya ee ku guuleysan doona horiyaalka 2012/13

Laakiin wuxuu ku daray dhankiisa Chelsea ay la imaan karaan wax lama filaan ah

Ivanovic ayaa qibrad u leh inay mar kale dib ugu guuleysan karaan Waxa uu qeyb ka ahaa koxdii ku guuleysatay Horiyaalki 2010

Man City ayaa ah mar walbo kooxda dooqa koowaad ah Marka aad fiiriso Horiyaalka
Waxa uu usheegay Weriyaasha.

Mar walba waa joogaa City ayaa ku guuleysatay Horiyaalkii la soo dhaafay Waxa ay leeyihiin niyad ay mid kale ku qaadaan ,Kooxaha sida anaga oo kale waxa ay isku dayayaan inay wax cusb keenaan City aad ayay ugu adkaan doontaa

Sidaan oo kale ayay nagu aheyd markaan ku guuleysanay horiyaalka Kooxaha kale oo dhan ayaa kula dagaalaya Haday yar yihiin iyo hadii ay weyn yihiinba

Kooxo badan ayaa rabi doona horiyaalka Premier League waa tartanka ugu weyn koox walba
Waa xili ciyaareed dheer

Chelsea kooxdeeda waxay ku soo Dartay ciyaartoy tayo leh oo yar yar Waxaa ka tagay Drogba
Waxay keeneen Hazard oo ay ku keeneen £32m Ciyaariyahanka Ivory Coast ayaa laadkiisi ugu dambeeyay kooxdu ku qaaday Champions League taariiqda marki ugu horeysay.

W/Q Yaasir Cagod
Cape Town S/Africa

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM