afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:45 pm | Posted by

Breaking News: Furitaanka Shirkii Ansixinta Dastuurka qabyda ah oo hada soo dhamaaday”

Waxaa haatan lagu soo dhameeyay xarunta Iskool Bulusiya ee magaaladda Muqdisho furitaankii ansixinta dastuurka Qabyada ah ee Soomaaliya.

Madaxda dowlada Soomaaliya iyo dhamaan ergadii ka qeyb galaysay ansixinta dastuurka iyo Ergayga QM ee Soomaaliya Mahiga ayaa kulankaas kusugnaa.

Ra’isul Wasaaraha dowlada, Madaxweyne Sh Shariif, Shariif Xasan Sh Aadan, Mahiga iyo xubno kale ayaa hadalo kala duwan ka jeediyay shirka furitaanka Ansixinta dastuurka qabyada ah.

Inkaastoo goordhow warar faah faahsan aan idinka siin doono hadaladii laga kala jeediyay madasha hadana waxaa lagu kala dareeray haatan xarunta, waxaana loo balamay beri 9-ka subaxnimo in dib uu ufurmo shirka.

Madaxweynaha dowlada Soomaaliya oo kulanka soo xiray ayaa ugu hanbaleeyay shacabka Soomaaliyeed in hada Soomaaliya ay gashay xaalad Taaariikhi ah.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM