afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:42 pm | Posted by

DHAGAYSO: Al-Shabaab oo hanjabaad Culus udiray ergada ka qeyb galaysa Shirka lagu ansixinayo dastuurka qabyada ah

Xili maanta oo taariikhdu ay tahay 25-ka July ay kulankoodii ugu horeeyay yeesheen Ergadii ansixin lahayd Dastuurka qabyada ah ayaa waxaa hanjabaad xoogan kasoo yeertay Shabaab.

Gudoomiyaha Shabaab ee gobolka Banaadir Abuu C.Raxmaan ayaa shaaca ka qaaday in ay ka go’an tahay in ay beegsadaan xubnaha ka qeyb galay Ansixinta dastuurka qabyada ah.

Waxaa uu sheegay in Dastuurka uu yahay mid baadilnimo ah kuwa ka qeyb galaya in ay ansixiyaana dhiigooda uu banaan yahay sida uu hadalka udhigay.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga Gudoomiyaha Shabaab

Dowlada Soomaaliya ayaa maanta furtay shirka ansixinta dastuurka qabyada ah iyadoo shirkaasna uu kamid yahay heshiiskii dhinacyada Soomaalida ay gaareen.

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somalia

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM