Xaalada Sool-joogto Oo Dagan Iyo Maamulka Gobolka Cayn Ee Khaatumo Oo Kahadlay (Dhagayso)
Maamulka gobolka cayn ayaa ka hadlay dagaal xalay ka dhacay duleedka Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn, dagaalkaas oo u dhaxeeyey Ciidamada Maamulka Khaatumo iyo Kuwa Somaliland oo iyagu muddo ku sugnaa Deegaanka Sool Joogto oo qiyaas ahaan u jira Magaalada Buuhoodle ilaa 30Km.
Hadaba waxaanu waraysi la yeelanahay Gudoomiyaha Gobolka Cayn C/raxmaan Maxamed Axmed anagoona wax ka weydiiney cidi dagaalkaasi qaaday, iyo waxa uu ka og yahay khasaaraha soo kala gaadhay labada dhinac.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Gudoomiyaha
Xafiiska Shabakad Afbakayle.com
Buuhoodle/G/Cayn
Afbakaylenews@gmail.com