Daawo Gabayga Allaa Mahad Iska Leh Oo Uu Tiriyey Abwaanka Da’da Yar C/risaaq Cali Xirsi (Nageeye)
Akhyaarta qiimiga naga mudaney waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaanka Da’da yar ee reer Sool C/risaaq Cali Xirsi oo ku magac dheer (Nageeye) oo kamid Abwaaniinta da’da yar ee reer khaatumo ,isla markaana kamid xurnaha ugu fir fircoon Ururada Bulshada ee ku jira Deegaanada Khaatumo.
Hadaba gabaygan oo magaciisa la yidhaahdo Allaa Mahad Iska Leh ayaa abwaanku kaga hadli doonaa jiritaanka Maamulka Khaatumo, idinkoona
akhyaarey isla muuqaalkan aad ku daawan doontaan maanso uu abwaanku iyana kaga hadlayo wacdaraha uu lasoo baxay Maamulka Khaatumo..