afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:30 pm | Posted by

Xulalka Great Britain,Egypt iyo Spain oo Natiijo xuma kubilowday Ciyaarahada Olambikada ee London

Dalka Ingiriiska oo lagu wado in maantaba inay ka dhacdo Xaflada furitaanka Ciyaaraha Olambikada Aduunka oo sanadkaan lagu qabanayo London ayaa lakiin waxaa jiray Ciyaaro bilow u ahaa Tartaankaas oo dhinaca kubada Cagta waxaa laga soo calamadeeyay Xulka Brazil oo si dirqi ah kaga fakadaay Xulka Dalka Masar.

Goolaal ay kala dhaliyeen Silva, Damiao iyo Neymar ayaa Xulka Brazil waxaa ay kaga adkaadeen Xulka Masar oo Ciyaar wanaag qaybtii labaad layimid kadib markii labo gool ay ukala dhaliyeen kabtankooda Aboutreika iyo Maxamad Salah.

Sidaas ayay Xulka Braziil 3-2   ay kaga faraxalatay Xulka Faraacinada ee  Masar.

Sidoo kale waxaa Ciyaarihii ugu xiisaha badnaa ay dhexmareen Japan oo si layaableh ugu adkaaday Xulka Spain kadib qaybtii hore ee Ciyaarta markii uu gool dhaliyay Ciyaaryahan Y. Otsu ay ku adkaatay in Spain inay bar bareeyaan taasna waxaa ay kadhigtay 1-0 ay ku adkaadaan Xulka Japan.

Xulka marti geliyaha Ciyaarahaan ee Great Britain ayaa 1-1 bar bar dhac ah waxaa uu la dhaafi waayay Xulka Senegal.

Sikastaba Ciyaarihii furitaanka u ahaa Ciyaaraha Olombikada waxaa kamid ah.

U.A.E. U23   1 – 2   Uruguay

Great Britain     1 – 1   Senegal

Mexico    0 – 0   South Korea

Gabon    1 – 1   Switzerland

Belarus  1 – 0   New Zealand

Brazil      3 – 2   Egypt

Honduras      2 – 2   Morocco

Spain      0 – 1   Japan

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM