afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:18 am | Posted by

Macanha Loosameeyay Khaatumo State iyo Abwaanad Xamdi Daawo Buraanburkeedi (Video)

Buraan burkan waxaa uu ku fadhiyaa macno wayn waxaan uu ka hadlayaa macnaha loo sameeyay khaatumo iyo raga horgalada u ah somalidiidka waxaan curisay abwaanada Xamdi khasbaaye oo ku noolwadanka Filand Waa habad ilaah siiyo qofka inuu ku luuqeeyo buraanburka Gabayada Xamdi waxa ay ka soo jeeedaa deeganada khaatumo Oo iyagu Hodanka ku ah Suugaanta Gayiga Soomaaliyeed Lagatiriyo.

Erayada Kujira Buraanburkan Ayaa waxa aad usiifahmikara Ruuxa yaqaan Horgal’horgalada’horgalayaasha’ waa iimaan laawayaal aan axdi iyo Diintoona Aaan qaoon Oo ku Nool deegaanada Khaatumo Meelo Kamida waa nimaan aqoon xaq ehel iyo mid islaaamnimo waxa ay jecelyihiin Dad iyo Duunyo waxa Ay arkaan inay iibsadaan waa calamad xun oo aan laqiyaasi karin Colooshooda u shaystayaal waa kaxunyihiin aan idiin kalaboxo abwaanada reer Khaatumo Xamdi.

Halkan ka Daawo

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM