Gudoomiyaha Ururka Bishac Ee Degmada Xudun Oo Ka Warbixiyay Xaalada Caafimaad Ee Degmada(Daawo+Video)
Gudoomiyaha Ururka Bishac Ee Degmada Xudun c/lahi yasiin ayaa kawarbixiyay Baahiyaha Dhanka Caafimaadka Ee Degmada Xudun ayaa sheegay inay degmadu aad ugu baahantahay Dhaqtar.
Gudoomiyaha Oo lahadlayay Warbaahinta Noocyadeeda kaladuwan ayaa sheegay inay degmadu aad ugu baahan yahay Cusbitaal iyadoon aan lahayn wax cusitaal ah isalamarkaana dadka ku xanuusada looqaado meele fogfog kamid yihiin laascaanood iyo garowe
Yaasiin ayaa sidoo kale kawarbixiyay Ka urur ahaan waxyaabaha ay kaqabtaan degmada isagoo sheegay i ururka bisha cas uu ka caawiyo degmada baahiyaha Caafimaad Ee Degmada ubahantahay Oo ay kamid yihiin Dhanka caafimaadka,Fayadhowrka iyo Nadaafada iyo Waxbarashada.
Halkan Kadaawo Video-ga
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Xudun/G/sool
Yuusuf Cabdi Xasan
Afbakaylenews@gmail.com