DEEQ RAASHIN IYO LACAG AH OO LAGAADH SIIYAY BUKAANADA ISBITAALKA LAASCAANOOD KUJIRA.”Vedio+Sawiro”
Deeqdan Oo ay saadireen hablo jaaliyada Oo wadanaka Dibadiisa jooga Oo ka soojeeda G\sool ayaa waxa ay gaadh siiyeen isbitaalka laascaanood, cuno iyo masaariif ay ugu talagaleen bukaanda kujira isbitaalaka laascaanood cunadan iyo masaariiftan ayaa ah mid haynaysa mudo 15 casho taas Oo bukaanda iyo maamulka isbitaalkuba soo dhaweeyeen.
Deeqdan ay soodireen hablaha kala ah Yaasmiin Jaamac c\bile’kaltuun Xabxab.
Maryam c\laahi Shuuriye. maahan deeqdii ugu horaysay Ee hablahani ay soo Gaadh siiyaan isbitaalka laascaanood sidan Oo kale ayay waxa ay soo gaadh Siiyeen Goyaal.Taangi biyood Gaadhiga isbitaalka oo ay labo taayar ugadaan sidoo kale qayabata umili sooyinka kalkaalisada Joogata oo ay lacag usoodiraan
Ugu horayn waxa halkaas kahadlay wakiilka ay habalahani wakiisheen cali c\nuur Xaashi oo sheegay in ay umahadcelinayaan dhamaan dadkii kaqayb qaatay caawinata isbitaalka iyo dhaqaalayntiisa waxa uuna cali yidhi walayaal soo caawiya bukaanda iyo cidkasata Oo ubaahan caawinaad illaah baa wax caawiyee.
Waxa isna halakaas kamahada celiayay Dr. c\ maxamed Buraale Oo markii Ugu horaysa illaah halkaas ogamahad celiyay waxaan maralabaad umahad celinayaa Cali oo deeqdan nasoo gaadh siiyay iyo hablaha soo wakiishy waxa aan leenahay miisaanka xasanaadka illaah haidiin kudaro waxa aad labaxdeena ajarkeeda illaah haidin siiyo xaalaadan uu marayo isbitaalku waa xaalad aad uliidata.
Halkan Kadaawo Vide0-ga Deeqdaas



