afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:34 pm | Posted by

Daawo+Sawirrada:Shir lagaga hadlayey sidii Boocame loogu samayn lahaa Maamul Degmada ayaa Maanta Kadhacay Isla Degmadas

Shirbalaadhan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta ka dhacay xafiiska ururka dhalinyarada ee khaatumo daryel dalka iyo dadka ee degmadaboocame, shirkan oo ay ka soo qayb galeen odayasha degaanka ururada hooyooyinka iyo dhalinyarada ayaa lagaga hadlayey sidii degmada loogu samayn lahaa Maamulka Degmada ,kaas oo qayb ka noqondoona horumarinta iyo dhaqaajinta maamulka khaatumo state of soomaliya

Sidoo kale kulanka ayaa laga hadlay sidii loogu dadaalihaa sidii magaalada boocame looga ururinlaahaa cashuurta tasoo lagaarsiinaya dhamaan Degmada Boocame iyo Deegaanada hoostaga Degmada. sida karin garfood ,fardhidin tukaraq dan buura wadal iyo degaan kale oo badan

Shhirkan maamul samaynta ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka dhalin yarada ee khaatumo daryeel dalka iyo dadka ayaa ku dhamaday guul iyo heshis ah in maamulkii degmaada sida ugu dhaqasaha badan loo sameeyo

Eng C/laahi Xasan Cali

Boocame/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM