afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:01 pm | Posted by

Daawo Munaasibadii Xadhig Furka Ee MCH Ka Degmada Ceegaag Ee Maanta(Full Video)

Degmada Ceegaag Waxa si rasmi ah looga furay Xarun Caafimaad oo MCha oo loogu tala galay Hooyada iyo dhalaanka gaar ahaana inay adeegyada Caafimaad ka Helaan Guud ahaanba Bulshada Kunool Degmada CeegaagXaruntani Waxaa degmada Ceeggaag si Wada jir ah uga hirgaliyey  hay’adda waxbarashada iyo hurumarinta reer miyiga ee SCERDO (Somali Canadian Education and Rural Development Organization) iyo Gevermenta Alberto oo kamid ah Gobol Kuyaala Wadanka Canada Waxana Xaflada Balaadhan oo Halkaasi ka dhacday ka soo Qayb Galay Cuqaasha Waxgaradka iyo Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Ku dhaqan Degmada Ceegaag iyo Waliba Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal Pro: C/risaaq Maxamed aadan Lafoole oo Xariga ka jaray Dhismaha Xaruntani Caafimaad ee laga hirgaliyey Degmada Ceegaag.

 

Waxana ugu Dhinaciisa Halkaasi ka hadlay C/ Xaaji Cali Cilmi ( C/riigle) oo ahaa Hawl Wadeenkii Gacanta ku hayey Dhismahani Waxana uu sheegay inay inuu aad ugu faraxsan yahay xaruntani Caafimaad ee Degmada Ceegaag laga hirgaliyey baahi Xoogan u Qabeen Bulshada Ceegaag kunool Waxana ugu baaqay ha,yada Caalamigu inay gacan ka gaystaan sidii Xaruntani u shaqayn lahayd.

 Halkan Riix Si,Aad Udaawato Video-ga MCHka

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Buuhhoodle/Cayn

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM