afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:48 pm | Posted by

Daawo:Ciidamada Beesha Aadan Hager Oo Si Toosa Ugu Soo biirey Ciidamada Maamulka Khaatumo State, Kana Tir Tirey Tiknikadoodii Calaamado Xaglotoosiye Ku Dhigtey Hubkaas(Full Video+Warbixin)

Waxaa saaka si toosa ugu soo biirey ciidamada maamul goboleedka Khaatumo State, Ciidamo ka socda beesha Aadan Hager.

Ciidamada beesha Aaadan Hager oo saaka si toosa ugu soo biirey maamulka Khaatumo State, ayaa sheegay in aysan raali ka ahayn cid allaale iyo cidii kasoo horjeesata Sharafka Iyo Midnimada gobolada SSC iyo Maamulka Khaatumo State ba.

Sidoo kale ciidamadan ayaa saaka cadeeyay in Xaglatoosiye cadeystey in uu yahay Horgale kasocda maamulada SNM Iyo SSDF ayna u dulqaadan waayeen taasi.

Sikastaba ha ahaatee taliyaha ciidamada Aadan Hager Iyo Madax Gudida Ciidanka beesha Aadan Hager Cabdi Aadan Xiirey, ayaa saaka si toosa uga tir tirey calaamado ay hada kahor ugu dhigeen Xaglatoosiye calaamadahaas oo ah SSC astaanteedii, Yagoo sidoo kale sheegay in Xaglotoosiye maanta Magacii SSC u isticmaalayo Fur Fur.

 

Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-ga Ciidankaas

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Buuhoodle/Cayn

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo:Ciidamada Beesha Aadan Hager Oo Si Toosa Ugu Soo biirey Ciidamada Maamulka Khaatumo State, Kana Tir Tirey Tiknikadoodii Calaamado Xaglotoosiye Ku Dhigtey Hubkaas(Full Video+Warbixin)”

  1. EXpunland
    August 2, 2012 - 6:14 am

    walalahyga aadan hagar waxaan aad ugu hambalyeynaya ga aanka sharafta leh ay ka qaaten wiilka yar ee kala dhantalaya talada beesha iyo kalkacal kii tolqaybshe waa qof kaliya oo dhaman kara dhiman kara sida horgalayasha kale ee bah dilan lacaydhinayo lakiin hagar aadan waa baladhan yahay mana dhamanayo meel buu ku wada dhimanaya ee talada haya wanagsan ilahyna beer keena burcad ha isu mariyo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM