Daawo+Video:Mamaulka Galmudug Oo Yeeshay Madaxweyne Iyo Madaxweyne Ku/xigeen Cusub
Maamulka GalmudugĀ ayaa maanta waxa uu yeeshay Madaxweyne iyo Madaxwwene kuxigeen Cusub, Doorashada Madaxweyne nimo ee Galmudug ayaa waxa uu u dhacay Si Xaq ah Cadaalda ah oo si One Man One Vote loogu codeeyay. Doorashada Madaxweyne Waxaa ku guulaystay Dr Maxamuud cabdi Cilmi, wuxuuna Dr helay kalsoonidi Xildhibaanada Maamulka Galmudug.
Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-ga
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Gaalkacayo/Mudug
Afbakaylenews@gmail.com