Gudoomiyaha Gobolka Sool ee SNM oo Qarka u saaran in Shaqada Laga Qaado Iyadoo lagu Abaalmarinayo Shaqadii uu qabtay(Xoghoose)
Xaaji Jeeni Yare oo Maamulka SNM ugu Magacowna Magaalada Laascaanood ayaa U eg mid ka sii socda xilkii uu u hayay Jabhada SNM ka dib markii laga Fushaday Ujeedooyinkii loo magacaabay.
Xilka uu kahayay Jabhada SNM oo uu Wakiil uga ahaa Magaalada Laascaanood ayaa la hadal hayaa in laga qaadi doono Maalmaha Soo socdaoga lamana oga cida lagu bedeli doono Xaaji Jeeniyare oo ku caanbaxay in uu Si aan Cilmiyaysan ugu shaqeeyo Maamulka Jabhada SNM, intii uu xilka hayay waxa uu xadhig iyo Cabudhinba ku hayay Shacabka iyo Maatada ku dhaqan Magaalada Laascaanood.
Xaaji Jeeni yare waxa lagu Xasuusan doonaa Ardaydii Mudaharaadka ka dhigtayMagaaladaLaascaanood ee uu u dhaadhiciyey Xabsiga Mandheera, kadibna ay ka argagexeen kuwii u u shaqaynayay oo la yaabay Da,ada Caruuraha uu kasoo qabqabtay Dariiqyada Laascaanood.
Wax dad badani iswaydiinayan ka dib Shaqadii Aqoondarada iyo Jahligaba ku salaysnayd ee uu u qabtay Maamulka SNM bal halaka uu ku danbayn doono marka shaqada uu ka tago.
Afbakaylenews@gmail.com
War waaa aygii isaqu ku shaqeysan jireen ee dadkiisa iyo dalkisaba ilawey