afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
7:31 pm | Posted by

Qarax Lala Beegsaday Guriga Maayirka Laascaanood

War hadda nagasoo gaaaadhay magaalada Laascaanood ayaa sheegay in caawa qarax ka dhacay guriga Maayirka,maamulka Somaliland ee Laascaanood, Faarax Cabdi yare.

Qaraxan oo la sheegay inuu ahaa nooca Bambada ayaa lagu tuuray gudaha guriga Maaayirka oo isagu dhowaan xilka maayirnimada loo magacaabay.

Weli Lama shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxan caawa, waxase jira warar sheegaya inay jiraan dad dhaawac gaadhay. waxaana gudaha magaalada laga maqlayaa dhawaaqa rasaasta.

Maaha markii ugu horeysay ee qarax lala beegsado wakiilada maamulka Somaliland ee Gobolka Sool. iyadoo hore qaar kamid ah loogu weeraray qaraxyo noocan oo kale ah.

Wixii warar ah ee kasoobaxa Qaraxaas kala soco afbakayle.com

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM