BARAKA CAYAASHA G\SOOL OO SAMEEYAY DIBADBAXA AAN HORE LOO ARADAG {VIDEO+Sawiro}
Waxaa banaan bax balaadhan sameeya boqolaal ka tirsana barakacayaasha kunool guadaha magaalada laascaanood barakacayaashan ayaa waxa ay ka cabanayeen nolol xumo cunto la’aan biyo la’aan dhamaan nolosha aas aaskeeda oodhan bay kacabanayeen Oo ay sheegeen inay waayeen,Waxaa uu sheegay midkamiada horjoogayaasha barakacayaasha waxa aan halkan ugu soo baxnay waa in lacwaaiyaa dadkan dhibaatayasan waayo waxa aan leenahay dhamaan umada soomaaliyeed gargaar hanalala soogaadho hadaanahy qoxootiaga ku barackacsan gudaha laascaanood iyo haree reheeda waxa kale oo aan rabnaa in haayaduhu nala soo gaadhaan caawniaad degdaga marlabaad iyo mar sadaxaad baan codasanaynaan hadaanahy bara kacayaasha ku nool xaafadaha kala duwan ee magaaladan,
Banaan baxayaashan ayaa waxa ay ubadanaayeen Haween”Caruur iyo Dad waayeel ah Oo ay kamuuqato wax la’aantu markasata awaxa ay jeedinayeen dadkan danyarta ah in lacaawiyo hadalo iskumidalo iskumida baana ka soo yeedhayay waxana ay noqonaysaa markii ugu horaysay ee barakacayaal kunool gudaha magaalada laascaanood ay isu soobaxa caynkan Oo kale ah sameeyaan. maadaama hatan lagujiro bisha barakayasan ee ramadaan ayaa waxa ay tahay in dadka muslimiinta ahi caawiyaan.dhiabanyaashan la’liita nolol xumada
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com


