afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:06 pm | Posted by

Daawo+Sawirro:Dhaqdhaqaaq ganacsi oo xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada dharka lagu gado ee magaalada laascaanood ee xarunta G/sool.

Iyadoo lagu jiro bishii barakaysanayd ee ramadaan isla mar ahaantaana ay dadyowga dalalka muslimaka ah amaba diinta islaamka haystaa dhamaan laga soomo. Soomaaliyana ay kamid tahya dalalkaasi ayaa waxaa xidhma inta dadku ay sooman yihiin dhamaan meelaha   cuntooyinka fudfudu lagu  iibiya.

Hadaba iyadoo ay saa tahay , hadaynu usoo noqon magaalada taan laascaanood ee xarunta g/sool. Ayaa sidaasi si lamida ay dadweynaha ku dhaqan magaaladu ay si weyn ugu diyaar garoobayaan munaasibada ciidul fidriga  ee soo socota .iyadoo marka  Aad suuqyada waaweyn ee dharka lagu iibsho booqato ay indhaagu qabanyaa dadweyne aad utira badan oo u diyaar garoobaya munaasibadan qalbiyada dadka muslimka ah ku weyn.

Dadaka iyagu ka ganacsada iibinta dharka iyo wixii lamida ayaa kuu sheegfya inay dareemaan marka bisha ramadaan soo gasho dhaqdhaaaq xoogan oo ku yimaada suuqyadooda dadkuna ay si aada wax uga iibsadaan. Arintaas oo ah bay yidhaahdeen fursad mar mar dhifa soo marta sida bishan oo kele.

Ganacsatada ayaa sheegay inay dadka u keeneen  dhar tayadiisu sarayso isla mar ahaantaana laga keenay deeganada kele soomaaliya.sida:- magaalada boossaso, wajaal;e. iyo deegaanno kele oo dalka kamida.dalka imaarada kana laga soo waariday lagasoo (minguuriyey)

Si kastaba ha ahaate suuqyada dharka lagu gado ee magaalada laascaanood ayaa haatana ah kuwo iyagu aad u mashquulsan .dhaqdhaqaaq ganacsi oo xoogganna uu kasocdo..

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Laascaanood/Sool

Xasan Xubad Ibraahim (Xasan Xoomali)

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM