afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:20 pm | Posted by

Daawo+Video:Ciidamada Bashar Al Asad oo markii Taangiyadii laga Gubay soo kacshay Diyaarado aan caadi aheeyn +Warbixin)

Magaalada ugu dhaqaalaha iyo Ganacsiga wanaagsan dalka Syria ee Aleppo ayaa guud ahaan waxaa la dhigay Dhulka waxaana maalintii 5-aad ku dagaalamaya Xoogaga Mucaaradka dalka Syria iyo Ciidamada Milatariga dalkaas oo degaankaas ku soo rogaan celiyay .

Halkaan ka Daawo Live Xoogaga Bashar Al Asad oo Masaajidadii ku ciil baxay

Korantadii iyo Biyihii ayaa laga jaray magaaladaan Istiraajiga ah waxaana lagu gubay Taangiyo iyo Helikoptaro u dagaalamayay Ciidamada Madaxweeyne Basha Al Asad.

Dagaalkii dhulka markii looga xoog roonaaday Ciidamada Dawlada ayaa waxaa iminka markii ugu horeeysay Dagaalka si toos ah uga qeeyb qaadanaya Diyaaradaha halista ah ee ka dagaalama Hawada sare kuwaas oo si caadi ah dhulka u dhigay Guryihii iyo Masaajidadii ka ag dhawaa goobihii ay Difaaca uga jireen Maleeshiyaadka Mucaaradka.

Qaxootigii ugu faraha badnaa ee iskaga soo carara Colaada ka aloosan dalka Syria ayaa maalin kasta waxeey soo gaaraan Xuduudaha dalalka Jordan, Lubnaan iyo Turkiga.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM