afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
8:47 am | Posted by

Magaca iyo Sawirada Nin Soomaali ah oo loo heesto Dilkii Olga Fonseca oo lasoo bandhigay

Kenyan ah oo loo heesto in uu maleegay ama uu ka dambeeyay Dil dhawaan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya loogu geestay Safiirada Kenya u fadhisa Dowlada Venesuealaoo lagu Magacaabi jiray Olga Fonseca.

Ciiidamada amaanka dalka Kenya ayaa baaritaano ay sameyen waxa ay hore ugu sheegeen in dilkani loo hayo dhowr qof ka tirsan shaqaalaha safaaarada Venesueala ay ku leedahay dalka kenya kuwaasi oo lagu tuhun san yahay in lu ku leeyhiin dhimashada haweeneydan safiirada u ahayd dalka Venesuea

War kasoo baxay Booliiska Dalka Kenya ayaa markan lagu sheegay in Dilkaasi Safiirada loo geestay uu ku lug lahaa Ruux Soomaali ah oo la tuhunsan yahay lana helay Sawirkiisa waxaana Ruuxaasi lagu Magacaabaa Muxumad Max’ed Xasan oo dhalashadiisa ay tahay Soomaali Kenyaan.

Muxumad Max’ed Xasan ayaa waxaa la sheegay in uu saxiib dhow la ahaa Xoghayaha Safaaradda dowladda Vinuzwela ay ku leedahay dalka Kenya sidaasi ay isku barteen haweeneyd Safiiradda ka ahayd Safaaradda oo maydkeeda laga helay Guri ay ka daganayd magaalada Nairobi maalmo ka hor.

Booliiska ayaa Shacabka Kenya ka codsaday in ay soo wargaliyaan hadii ay helaan Xogta ku aadan Ninkan Soomaali Kenyanka ah ee magaciisa iyo Sawirkiisa la baahiyay ee loo heesto Dilka Safiiradii Kenya u fadhisa Dowlada Venesueala.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM