War Dagdag ah Sarkaal Sare Oo katisan maamulka somaliland Oo Caawa lagu Toogtay Magaalada laascaanood
Waxaa caawa magaalada laascaanood ay kooxo hubaysan oo aan haybtooda lagaranay ku toogteen sarkaal sare Oo katirsan maamulka somaliland, Sarkaalkan caawa ay kooxa hubasay kudileen badhtaha magaalada laascaanood ayaa waxaa lagu magcaabi jiray Cabdi cawil fuje.
Sarkaalkan lagu dilay caawa laascaanood ayaa ahaa Khasnajiga Maamlka Gobolka sool Ee maamlka somaliland.
Xiliga Caawa Latoogtay Masuulkan ayaa waxay ahayd bacda afuradii xili uu kasoo baxay gurigsaa aaa caawa kooxo aan haybtooda lagaranay ay ku toogteen badhtamaha magaalada laascaanood.
Ilayoohaatan macada cida sida rasmiga ah Kadambeysay Dilkan Caawa Logaystay.
Xiligan Caawa ladilay sarkaalkan ayaa waxay ku soobeegmaysaa xili xalayto maarayka laascaanood gurigiisa lala eegtay bam gacmeed,weerar kaas xalay ayaa waxa ku dhawacmay mid kamid ah ilaalada maarayka laascaanood.
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Soomaliya
Afbakaylenews@gmail.com
hindidu caqli malaha waaa la ugadhsanaya iyana war mahayan ina cambashe baa ku xiga bal ogada marka la gawroco by ogaan doonan dadkooda iyo degaan kooda inay danbi ka galeen
ululululul waa guuul cadabkii gal dheh maxa keeney dhulkeena
Asc waan ka xunahay dilkaas lkn qof alale qofkii dabaqodhiga ah ha la dilo waa sax
War haladilo ninkii ushaqeeya kooxda qowlaysatada ah ee somaliland waanuna soo dhawaynayna horgalada lalaynayo