Daawo+Sawirro:Cawo Cusub Oo Lamagac Baxaday Carwo New Dubai Ayaa lagaga Furay Laascaanood
Iyadoo Lagu Jiro xili dhamaan Caalamka ama Imada Islaamka Oo dhan Ay u diyaar Garoowayaan ciida barakaysan Ee ciidul fidri ayaa waxaa magaalada laascaanood Ee Xarunta Gobolka sool lagaga Furay Carwo Cusub Oo lamagac Baxday Carwo New Dubai

![DSC03021[1]](http://afbakayle.com/wp-content/uploads/2012/08/DSC030211.jpg)



