Daawo+Video:Hees baroor Diiq ah Maxaa Loodilay Marshaale
Alle ha unaxariiste Iyadoo dhawaanta magaalada moqdisho lagu dilay jilaagi caanka ahaa ee marshaale oo ay kooxo hubaysan ay ku toogteen magaalada moqdisho, ayaa waxaa hees boror diiq ah waxaa u soo qaaday kooxda qayla dhaan.
Halkan riix Si,aad U daawato Heesta
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com
