Daawo+Video:Mudo 21 Sanod ah Kadib ayaa Dayactiro lagu Sameeyey Xaruumihii Dowladeed ee Taleex
Mudo Laga Joogu ku dhawaad 21 Sano kadib ayey Qaar kamid ah Ururadda ka hawl gala Taleex waxa ay isku hawleen Sidii ay wax uga Qaban Lahaayeen Dhismayaasha Xaruumihii Dowladeed eek u Yaalay Degmada Taleex ee Gobolka Sool, oo hada ah Caasimadda Maamulka Khatumo.
Ururka Khaatumo Daryeel Dalka iyo Dadka ayaa kamid ah Ururadda Ugu Cad cad ee Caasimada Khaatumo Ka hawl gala Kaasi oo Dayactir Balaadhan ka Sameeyey Xaruunta Dowladda Hoose ee Taleex.
Halkan Kadaawo Vide0-ga Warbixintaas
Maxamed Cismaan C/nuur
Taleex/Sool
Afbakaylenews@gmail.com