afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:53 pm | Posted by

DHAGAYSO: Orodyahanka Soomaaliyeed Maxamed Xasan oo kahadlay Dareenkiisa iyo dadaalkii Zamzam

Caawa saqda dhexe ayay tahay in uu ordo Wiilka Soomaaliyeed ee Maxamed Xasan Maxamed kaas oo ka qeyb galaya tartanka Orodka 500 ee wiilasha.

Maxamed Xasan Maxamed ayaa sheegay in rajadiisa ay tahay mid aad uwanaagsan uuna guul ka rajeynayo tartanka orodka ee ciyaaraha Olompikada aduunka.

Riix Halkan si aad udhagaysato Waraysiga Maxamed Xasan

Sidoo kale Waxaa uu ka sheekeeyay sida ay ahayd Xaaladda Gabadha Zamzam taas oo kaalinta 7-aad ka gashay orodkii 400 ee Mitir iyadoo gabadha ay noqotay tan ugu danbaysay.

Dadka Soomaalida ayaa natiijo wanaagsan ka filaya tartanka Caawa ee Maxamed Xasan Maxamed uu ka qeyb galayo waxaana la tartamaya Oradyahno matalaya wadamada waa weyn.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM