afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:19 am | Posted by

DHAGAYSO:Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga XKMG ah Oo sheegay Inay Soo Furteen Marakiib Soomaaliya ay lahayd Oo In kabadan 20 Sano Gacanta Ugu Jirey Dowlada Yeman

Wasiirka kalumaysiga XKMG ah aya sheegay inay dadaal badan ku bixisay sidii ay usoo dayn lahayd doon yahani oo ay dowlada yeman u haystey inya lacago ku leedhaya dalka Soomalaiya.

Wasiirka wuxuu sheegay in dowlada Ingiriiska ay kala saxiixdeen sidii tababar ay ugu sameyn laheyd ku dhawaad 400 oo askari kuwaasi oo la dagaalamaya kooxaha burcad badeeda Soomaalida.

C/raxmaan Sheikh Ibraahim wasiirka kaluumeysiga ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in mudooyinkii ugu dambeeyay ay yaraadeen howlgaladii ay sameyn jireen kooxaha burcad badeeda Soomaalida.

Dhanka kale wasiirka ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen Afar markab oo laheyd dowladii Soomaliya kuwaasi oo lagu heystay Dalka Yemen.

Halkan Riix Si,aad u Dhagaysato Hadalka Wasiirka

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Soomaaliya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM