Daawo+Sawirro:Maxamed Xasan Maxamed Oo Noqday Qofka 8-aad ee Orod yahanada
Waxa ilahay mahadii waxa ah inay Ciyaaraha olombikada aduunka ee ka fur maya magalada london ay ka qeyb galeen labada ciyaar yahan ee soomaaliya u matalaya .
Maxamed Xasan Maxamed ayaa gor hada laga joogo dhowr daqiiqo waxa uu ka mid noqday Ord yahanada kamirada sida weyn Uga dhex muuqanayey,waxana dadka shacabka sooaamliyeed niyad wanaag ku abuurtay sida uu dadalka umujiyey.
Maxamed Xasan Maxamed ayaa waxa uu daqiiqadaha kore ka mid ahaa dadka ugu horeeya orod yahanada.
inkasta oo uu ku hadhay wareegii ugu horeyey ayaa hadana waxa dadka qalbigooda soo jiitey sida uu dadalka dheeri ah umujiyey
waxana sababta uu ku hadhay durba dadka ku mac nayn nayeeninuu ku wanaagsanaa qof ka yimid dal bubur san.


Wan ku farxasanahaya gusha maxamed soo hooyaya