afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:23 pm | Posted by

Xaalada Magaalada Buuhoodle Oo Maanta Dagan Kadib Markii Laga War Heylay Werar Gaadmo ay damacsanayeen Ciidamada Maamulka Siilaanyo

Waxaa  Maanta Dagan Xaalada  Deegaanka Gobolka Cayn Xalay Laga Dareemayay Dhaqdhaaq oo kajira Jiidaha ay kamid yihiin Sool-jooto Iyo Maygaagle oo inabata Hoostaga Gobolka Cayn,Kadib markii ciidamada Melishiyada somaliland Ee kusugan jiidaha ay damceen inay weerar gaadmo ah ku sooqaadan magaalada buuhoodle ayaa ay kawar haleen ciiadamada iyo sirdoonka Maamulka khaatumo, Islamarkaana laga gaashaantay weerarkaas.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada mamaulka siilaanyo Ay damceen inay weerar gaadmo ah kusooqaadan Ciidamada Deegaanka Ee maamulka khaatumo kuwaasoo laga war helay weerarka gaadmada ah Ay maleegayeen Ciidamada Siilaanyo.

Xiligan ay xalay Laga war helay Inay ciidamada siilaayo ay ksuooqaadaan weerar gaadmo ah ayaa kuso beegmaysa xili ciimada maamulka khaatumo ay ku qaadeen Dagaalka loo yaqaano (Gorilw War) kaas oo ciiadamo tiro badan lagag dilay iyo walibana gaadiid dagaal wax laga yeelay ciidamada maamulka siilaanyo ee kusoo duulay Deeganada SSC

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Buuhodle/Cayn

Maxamed Cali Bile

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM