Daawo+Video:Caalin Oo Soo Rogaal Celiyay Sheegayna Inuu Wali Isagu Yahay Madaxweynaha Xaqa ah
Kulan ay isugu yimaadeen Bulsahda Galmudug ee ku dhaqan Dalka Kenya oo ay kaga hadlayeen aayaha danbe ee Deegaanka Galmudug ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Calin oo isagu sheegay in uu Madaxweyne Xaq ah yahay tan iyo int ala helayo Hal Madaxweyne.
Halkan Riix Si,aad U daawato Videi-ga Caalin
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/kenya
Afbakaylenews@gmail.com