DHAGAYSO:Maayirka Degmada Buuhoodle Ee maamulka khaatumo Oo ka Warbxiyay Waxqabadka Dawlada Hoose Ee Buuhoodle
Maayirka degmada buuhoodle ee maamulka goboleed Khaatumo State ” Cabdicasiis Ducaale Qanbi” Ayaa ka war bixiyey waxqabadka maamulka Khaatumo State ee gobolka cayn ka socda, Sidoo kalena ka warbixiyey cashuurta ka hirgashey degmada buuhoodle isagoo markaasina sheegay inay meel wacan mareyso.
Maayirka degmada buuhoodle ayaa sheegay in waxqabadka xubnaha gobolka cayn ee maamulka Khaatumo State ay markaasi meel wacan wax marinayaan, Isla markaana ay kasoo baxeen xilkoodii walina wataan waajibkooda u hadhsan, Waasida uu hadalka u dhigaye.
Hadaba hoos ka dhageyso wareysiga maayirka degmada buuhoodle Cabdicasiis Ducaale Qanbi
Halkan Riix Si,aad udhagaysato Waraysiga Maayarka
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Buuhoodle/Cayn
Afbakaylenews@gmail.com