afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:48 pm | Posted by

Daawo+Video:Jaaliyada Denmrak Gaar ahaan Copenhagen. ee ka Soojeeda G\sool Oo deeq soo gaadhsiisay Isbitaalka Laascaanood iyo Jaamacada Nugaal

Waxaa deeqdan Gudoonsiiiyay jaamacada iyo sibitaalka Dr Faarax warsame Oo kumagac {Goobe}. Oo kamida qurbojoogta reer Uk,waxa uu halakaas Dr’faarax ka sheegay in lagudaydo jaaliyada Denmark taageeradan ay siiyeen jaamacada nugaal iyo isbitaalka laascaanood.

Ugu horayn waxaa halakaas lacagladudoon siiyay Dr’c\maxamed Buraale madaxa qaybta Tiibiida waxa uuna halkaas ogamahad celiyay jaaliyada deegaanka G\sool;ee dagan Cpenhegan,Dr ka yaa sheegay in qayabata qaaxada ay hatan ku tiirsantahay qurbo joogta deeganadan jaaliayadaas waxaan ka codsanaynaa in siiwadaan caawinaada bukaan jiifka laascaanood.

Waxaa isna halakaas kahadalay Maxamed’cawad Oo a socday jaaliyada wadanaka sweden Oo halkaas ka sheegay kajaaliyad ahaan inay qaadan doonaan labo araday Oo ay kabixiyaan jaamacada Nugaal,walaah kalana waxaan leeyahay halaga qaybqaato caawinta aradadda aan helikarin lacagaha ay qaadaan jaamacaduhu.
Guntii iyo gabagabadii waxaa halakaas kahadalay gudoomiyaha jaamacad Nugaal Professor Cabdirizaaq Maxamed Aaden (Lafoole) Oo uu mahad celiayay Eng. maxamed’Buraale’iyo Eng Cabdale’Shafay’ Pro” Yuusuf Buraale waxa aan leeyahay waan idinka gudoonay deeqdii aad isuxilqaan teen waana idiinka mahad celinaynaa Waxa uuna gudoomiyuhu sheegay inay taageerayaan cidkasata oo caawinaysa ardadda latacaalaya inay helaan waxbarashada jaamacada.
Geesta kale aradadda Jaamacad Nugaal ayaa waxa ay halakaas ku soo bandhigeen socdaal ay dhawaantan Kutageen magaalada Buuhoodle Soc daalkaas oo laxidhiidhay Sidii korloogu qaadi lahaa waxabarshada iyo sidii la isu dhaaf sanlahaa aqoonta jaamacada iyo ardadda iyo gudoomiyaha jaamacadu

waxa ay halkaas ka sheegeen inay ugu balan qaadeen araday joogta buuhoodle inay siin doonaan waxbarasho bilaasha maadam ay radaddaas ay waayeen cidkabixisa jaamacada Socdaalkan ayaa waxa si aada u soo dhaweeyay Guud ahaan deegaanada Ku xeeran Buuhoodle waxana lafilayaa in waxabarasho heer sare ah jaamacadu ka hirgaliso magaalada Buuhoodle iyo Guud ahaan G\cayn

Halkan Riix Si,aad Udaawato Video-ga Deeqdaas

 

 

 

 

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM